Dhegeyso:- Shariif Xasan oo Ku Fashilmey in uu Reer Marka Sasabo

2
69

shariif xasanKadib kolkii cabashooyin is daba joog ah ay kasoo tyeereysey reer marka ayaa maanta waxaa magalada booqdey shariif xasan sheekh aadan oo isaga koox ka mid ah golihiisa wasiirada oo deegaanka ksoo jeeda kuna taamayey in gobolka laga soo dhaweeyo ha yeshee sidii la filan karey ayaa waxaa ay shacabkas reer marka uga hor tageen shariif xasan sheekh aadan iyo mmaacuunta reer biyamaal oo uu hor kacaayo maxamed xasan mudaaharaad iyo weliba qeylo ay ku diidan yihiin maacuunta iyo madaxweynahooda iyo maamulka mooriyaantii haraadiga ahaa ee uu shariif usoo magacaabey gobolka iyo degmooyinkiisa oo ay ugu weyn yihiin labada mooriyaan ee dhiigyacabka ah Cali Nuur iyo Xasan Jaamici.

Shariif xasan oo isku deyey in uu xaalada qaboojiyo ayaa waxaa uu ku guuldareystey in laga dhegeysto hadalkiisa oo aan micno iyo murtiba laheyn ee uu reer Baay iyo Bakool horey ugu afduubtey.

Si kastoo loo dhigaba weji gabaxa uu maanta kala kulmey magalada marka shariif xasan sheekh aadan iyo maacuunta beesha biyamaal ee u shaqeysa shariifka ayaa waxaa ay bilow u tahay halgan cad oo ay u istaageen beelaha dega gobolka shabeelaha hoose gaar ahaan beesha biyamaal oo ay kaga dul qaadayaan beelaha dega koonfur galbeed 3da gobol dulaal shariif xasan sheekh aadan iyo kooxdiisa.

Hadalkii shariifkana waakan ee nala dhegeysta.

shariif Xasan marka

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkaada

shariif Xasan marka mobil

2 COMMENTS

  1. Ninkan madaxweynaha sheganaya o xita borotikolka ka magan yahay isaga keligis wuxu raba in waxwalbo asaga sameyo hada waxad arkaysan in dadki u leyahay an wadahadalno bal maxa laga wada hadla gumeysi hor leh an idin gelina wax yelayo ma leh meshas waxa kawada hadli karo wa digil iyo deganka dadka la degen ilahow rer badiyahan naga qabo barlamanka wuxu raba inu isaga dhiso sidi nin ugas u eh d/mirifle qof walba wuxu raba in u ben u shego sidi mashruci lixda gobol o kale hadana sedexda gobol e so hartey ayu raba in u darof iyo hawiye siyo isagana melaha isaga dhofo

Comments are closed.