Daawo Sheeko Yaab leh Ku Qabso Ku Qadimeyside Xildhibada Daarood Iyo Meheri oo Sheeganaya Iney Degaan 3da Gobol ee Koonfur Galbeed Xaqoodiina U Baahan Iney helaan

1
45

xildhibaan daaroodKadib kolkii ay arkeen dabacsanaanta ka muuqata masuuliyiinta iyo odey dhaqameedyada kasoo jeeda koonfur galbeed ayaa waxaa hada soo cusboonaadey sheeko kaloo hor leh oo la magac baxdey ku qabsop ku qadi meysidi maadaama kuwo aan deegaanka waxba ku laheyn horey loogu ogolaadey iney wax laga siiyo maamulka ayaa hada xindhibaanada daarood iyo meheri oo shaley ku shirey magalada muqdisho waxaa ay sheegeen in maamulka xaqooda laga siiyo maadaama ay degaan gobolada shabeelaha hoose, Baay iyo Bakool.

Hadaladoodiina waakan ee bal nala dhegeysta yaabkan soo kordhey.

 

 

1 COMMENT

  1. Abdirahman Muse:Cadaalad daro,sinaan la,aan,xurma daro dadkii u dhashey degaanka oo heerkaan la gaarsiiyey maxay idinlatahay dadweynow in ay siyaasadda noocaan ah ay dhali karto?qof kasta oo caqligiisa shaqeynaa wuu garan karaa meesha ay caga dhigi doonto

    Ishiisi lagu arkey baa u shiisa lagu tuma,hala garab istago xaq u dirirka Digilmirifle.

Comments are closed.