Dhegeyso:- Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo Ka Hadley Doorashada Shaley Ka Dhacdey Magalada Kismaanyo

1
36

dahir amiin jeesowXildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo la hadley idaacada VOA ayaa sheegey in doorashadii shaley ka dhacdey magalada kismaanyo ee lagu doortey hogaamiyaha Raaskambooni Axmed Madoobe ayaa waxaa uu sheegey in ay aheyd doorasho aan waafaqsaneyn sharuudaha doorashooyin, Xildhibaanka ayaa intaasi ku darey in baarlamaankii doortey Axmed Madoobe la kala direy bishii juun sidaas daraadeedna aysan wax dooran karin.

Hadaladii Xildhibaan Daahir waakan ee nala dhegeysta.

Xildhibaan Dahir Amiin

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkaada

Xildhibaan Dahir Amiin Mobil

1 COMMENT

Comments are closed.