Daawo:- Ciidamo Itoobiyaan ah oo Si Gardaro Ah Shacab Somaliyeed ugu Laayey Deegaanka Halgan oo Ka Tirsan Hiiraan

0
35

halganCiidamo itoobiyaan ah oo ku sugnaa deegaanka halgan oo ka tirsan Hiiraan ayaa si ula kac ah ugu diley shacab somaal;iyeed oo kusii jeedey meel tacsi ah, Mid ka mid ah dadkii dhaawaca kasoo gaarey dhibaatadaa ay sameeyeen ciidanka itoobiyaanka oo la hadley telfishinka Horn Cable waakan ee nala daawada.