Daawo Xildhibaano iyo Waxgarad Kasoo Jeeda Jubooyinka oo Ka Horyimid Dorashoyinka Ka Socda Kismaanyo

0
48

kismanyoDegmada ksimaanyo ayaa beryahan waxaa ka socda abaabul ay wadaan maamulka Axmed Madoobe kaasoo ay doonayaan in ay doorashooyin ka fuliyaan deegaanadaas, Qaar ka tirsan waxgaradka iyo xildhibaanada dowlada federalka ee kasoo jeeda jubooyinka ayaa sheegey waxaasi in aysan aheyn wax soconaaya hadaladoodiina waxaa ka mid ahaa.