Daawo Imaanka Beesha Hawiye Imaan cabdullahi Khaliif oo Sheegey In 75% shabeelaha Hose Iyo bakoolba Ay Degaan

1
65

Imaanka beesha hawiye oo lagu magacaabo Imaan Cabdullahi Khaliif Rooble oo la hadley warbaahinta magalada muqdisho ayaa sheegey in ay 75% ay degaan gobolka shabeelaha hoose xoolao badana ay ku leeyihiin isla markaana aaney jirin cid ka hor istaagi karta xaqa ay ku leeyihiin gobolka shabeelaha hoose, Imaanka ayaa sidoo kale sheegey iney ay degaan gobolka bakool halkaasna ay doonayaan in ay wax ka helaan.

Hadalka iimaanka ayaa waxaa uu kusoo beegmayaa xili ay dhamaan beelaha digil iyio mirifle iyo beesha biyamaan ay ku kulansan yihiin degmada baydhaba halkaas oo ay u joogaan sidii ay isugu afgaran lahaan qeybin xildhibaanada maamulka shariif Xasan.

Hadaladii Imaan cabdullahina waxaa ka mid ahaa.

1 COMMENT

  1. asc salaan kadib dhamaan aqristayaasha waan idin salaamay salaan kadib waxaan oran lahaa ninka iskumagacaabay imaamka waa nin maalin cad riyo kujiro dhanka kale soomaalidu waxay kumaahmaahdaa lax meeshay isdhigtaa lagu qowracaa maxaa yeelay markuu hadlo hadii same time loojawaabi laxaa iskama hadli laheeyn lkn dhibka naxeysto mas.uuliyiinteena markay xadlaan afkaa wax loogushubaa kadib ayuu iska ilaawaa dadkiisa iyo deegaankiisa ee waxaan oran laxaa hadii ladhimanaayo dhareerka waa layska diraa hub iyo ciidan idinkama badna ee dadkiina unaxa qosolkaba mar ayuu xiila galaa ee hadaadan rabin inaadan wax iska celinin hitaa booteeya

Comments are closed.