Aqriso Magacyada Dad Tiradooda Kor u Dhaaftey Oo Lagu Xasuuqey Deegaanka Buurdhuxule ee Gobolka bakool

0
33

Magacyada inka badan 50 qof oo ka mid ahaa dadkii Ciidamada Liyu Booliska ee Itoobiya taabacsan, ku Xasuuqeen Deegaanka Buurdhuxule ee Gobolka Bakool ayaan helnay, waxaana ku jira Waalidiin iyo Caruurtooda.

Sida wararka aan ka helayno Gobolka Bakool ay sheegayaan dadka shacabka ah ee la laayay ayaa intaan ka badan, balse waxaan weli la helin magacyada dadkii kale.

Liiska Magacyada Dadka Lagu Xasuuqay Magaalada Buurdhuxule ee Gobolka Bakool.

Maalin Abdilaahi maaling

Maaling Eedin Baarey

Yaaqub dhagaal

Maxamed Goli

Ibraahin eeding

Maad idiraang baari

Deynabey eeding

Sahro curuurteed

Baalbaalo madoorka burdhuxuli makaaniko

Sheekh emed maanur dhiinkey

Husseen waalow

Aaminey maamud

Maalin huseen miiris

Mahamed yuusuf maamud

Muktaar maamud

Hussein ebdi sh maanuur

Mahamed ebde sh maanuur

Haawey Aliyow maamud

Maad emed nuur

Faamey Hussein

Aliyow eeding isaak

Muktaar aliyow

Musdhaf maamud oo

Salaad aliyow mumad

Maad eeding

Ebdi sh maanuur

Beesi jeeli iyo labo wiil uu dhaley

Sheekh iidow iyo caruurtiis o oaf ah

Sheekh aliyow

Maaling iftiin iyo Gabartiis

Suubinn hassing

Husseen isak

Eeding maad emed

Husseen eeding

Maanur eeding ,xaaskiisa iyo shan caruurtiisa ah

Maad eeding maamud

Haawey ibraahin

Sheekh ibdinuur

Habey maalin emed

Maxamed roobow

Isaak maad eeding

Maaling Aliyow maadkuus

Maaling hassinow nuurow

Aliyow Hussein ibraahim

Husseen Arba

Hassan goobidow

Abdillaahi yiriisow