Daawo:-Ugaaska Beesha Sade iyo Qaar Ka Tirsan Odayaasha Deegaan oo Kasoo Horjeestey Natiijada Shirka Cadaado

1
49

mudugUgaaska beesha sade iyo qaar ka tirsan odayaasha deegaanada gobolada dhexe ayaa si cad uga soo horjeestey najiijada kasoo baxdey shirka cadaado kaasoo ay ku tilmaameen in uu ahaa shir ay wateen kooxda xisbiga dalmujadiid balse aaney aheyn mid dan ugu jirta dadka deegaanka.

1 COMMENT

  1. in uu masalaxad qaato waa wax fiican sabatoo ah meeshii qof lagu doortaba cid ayaa u fadhido oo leh waxba kama jiraan sida horey uga dhadey d/kuufur galbeet ay u mucaaradeeyso daafeet oo ay ku kiinjirtey dadka shabeelada hoose oo shariif wax ba maqabto ulaheed hadab waxan idn sheegayaa mucaraadka waxa ka fiian in wax la isla fahmo oo la heshiiyo sabtoo ah dadkii koofur galbeet lahaa dad ayaa ku soo duu ley dadkii way soo baneeyeen meeshiina dadkii maxaa u heysaan hada shariifna waa tii aad mucarad ku aheydeene hadaba shariif ha loo daayo koonfur galbeet guuleedna ha loo daayo meesha loo doortey gobalada dhexe aniga sidaasi ayaan qabaa wax ha la sameeysto yaan wixii lagu tacbo la du duminin hdal waxba mataree dhulka tacab ayuu rabaa xureeyn ayuu rabaa doorashadaan dhacdey waxa culeys ka qaadeysaa koonfur galbeet waayo dhul dawalada ka dhalato dakeedii ayey u baahantahay in ay u wacato waayo dhulkii dhisid iyo difaacid ayuu kaa rabaa culeys badan ayuu ka degaaa dhuka koofuta galbeedka sidasi hala ogaado

Comments are closed.