Dhegeyso:-Prof Ismacil Samater oo Ka Hadley Weerarkii Shaley Alshabab Ay Geysatey

2
29

samatarProf ismacil Samater ayaa wsi weyn uga hadley weerarkii shaley ka dhacay deegaanka Leego oo ay Alshabab ku dhameysey ciidamo ka tirsan amisom prof samater ayaa sheegey in xal u helida Alshabab ay aad u fogtahay hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa.

PROF ISMACIL

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

PROF ISMACIL

2 COMMENTS

  1. War ninkan ha wareysanina wax somaliya u ka og yahay ma jirto waxad wax ka weydisan wagoyi galbed iyo awdal mar danbe yan la wareysanin ma istahilo in la waresto

  2. prof axmed ismaaciil samatar
    waa aqoon yahan soomaaliyeed w/g waa nin u dhashay , soomaaliya inuu wax ka dhigo ayuu u soo istaagay markii uu arkay ,gartay in soomaaliya ay u afduuban tahay laba beelood oo aan isdhaamin oo sidii caruurta farakaciyaar iyo futo ka ciyaar ku jira ayuu iska dhaafay arinka maamulka somaliya
    markaa adeer leego ninkii lahaa ayaa jooga talo ayuu sinayaa ee futo dheerida iska daa

Comments are closed.