Dhegeyso Gaadiidleyda Ka Shaqeysa Gobolka Shabelaha Hoose oo Ka Cabanaya Isbaarooyinka Gobolka Kusoo Kordhey

0
33

isbaroGuddiga Gaadiidleyda gobalka Shabeellaha Hoose oo kulan ku yeeshey degmada afgooye ayaa si aad ah uga cowdey isbaarooyin ku soo kordhay deegaanno kamid ah gobalkaasi.

Mid kamid ah guddigaasi oo ;a hadley warbaahinta in isbaarooyinkii ay kordheen taasna ay sii kordhineyso lacagada baada ah oo ay ka qaadayaan gaadiidleyda ka shaqeysa wadooyinka gobolka shabeelaha hoose.

Hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa

gadiidleyda shabeelaha hoose

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

gadiidleyda shabeelaha hoose mobil

isbaro