Dhegeyso Odeyga ugu Sareeya Siyaasada Somaliya Mr Kay oo Warbixin Siiyey Golaha Amanka Midowga Africa

1
30

kayNicholas kay ayaa waxbixin dheer siiyey gudiga golaha amaanka ee midowga africa nicholas kay ayaa ka hadley xaalada guud ee uu ku sugan yahay dalkan iyo in uu meel weli dhinaca amaanka uusan sidaa usii fiicneyn.

hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa

nicholas kay

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

nicholas kay mobil

1 COMMENT

  1. Abdirahman Muse:Cadaalad daro,sinaan la,aan,xurma daro dadkii u dhashey degaanka oo heerkaan la gaarsiiyey maxay idinlatahay dadweynow in ay siyaasadda noocaan ah ay dhali karto?qof kasta oo caqligiisa shaqeynaa wuu garan karaa meesha ay caga dhigi doonto

    Nichlas key cadaalad ma aha somaaliya wuu udiidey in ay marto wadada dimoqraadiyadda,sinaanta iyo cadaaladda,wuxuu ku sii shubey bansiin holacii jirey,somaali iska da kuwii isga soo dirsadey dan uma aha.

Comments are closed.