Daawo ingFaysal cali Waraabe oo la Hadlayey Shacabka Reer Burca oo Weerar Afka Ah Ku Qaadey Dowlada Federalka

0
108

faysalGudoomiyhaha xisbiga mucaaradka ee somaliland Ing Faysal Cali waraabe oo la hadlayey shacabka reer burca ayaa maanta weerar afka ah ku qaadey dowlada federalka somaliya hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa.