Dhegeyso Siyaasi Maxamuud Sayid oo Si Kulul Kaga Hadley Xaalada Maamulka Jubba

0
111

maxamudMaxamuud Sayid oo ka mid ah siyaasiyiinta kasoo geeda gobolka Gedo ayaa si kulul uga hadlay waxa ay ka maleegayaan kooxda raaskambooni iyo xukuumada gobolada Jubba.

Wuxuu sheegey in madaxweynaha xukuumada federaalka uu dhbaato weyn ka abaabulaayo deegaanada jubba si ay umada mar kale isugu dhacaan oo dagaalo hor leh wadanka uga bilowdo.

Maxamuud sayid

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Maxamuud sayid mobil