Dhegayso..Wararka Wadajirradio Atlanta

0
38

wadajiro

 

 

 

 

—-Xukuumada Soomaaliya oo walaac ka muujisay waxyeelada dadka Soomaaliyeed ka soo gaaraysa dagaalada ka socda Yaman
—-Ismariwaa wali ka taagan magaalada Cadaado xili halkaasi uu ka socdo shir la doonayo in maamul loogu dhiso gobalada Mudug iyo Galgaduud.
—Xildhibaanadii shalay magaalada Beledweyne oo ka warbixiyay kulamo ay kaga qeyb galeen magaalada Beledweyne.
.—Xaalada Degmada qoryooleey ayaa maanta degan kadib dagaalo ka dhacay maalmihii lasoo dhaafay.
—-Maamulka KoonfurGalbeed oo sheegay inuu isbedel ku samayn doono maamulada degmooyinka iyo Gobolada
—Gaadiid sida shixnado ganacsi oo ay xannibeen Roobabka ka da’aya GoboladaJDhexe iyo Gedo.
—Gudiga arimaha gudaha ee baarlamaanka oo wasaarada arimaha gudaha kala hadlay maamul dhisida gobalada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe iyo Dhameestirka maamulka Koofur galbeed,
—-Dabley Hubeysan ayaa Goordhow Labo Askari oo Qaada Canshuuraha ku dilay M/Kismaayo Ee J/Hoose…..

Halkan ka dhegaysoWararka Wadajirradio Atlanta