Degmada Qoryooleey oo Saaka Degan Kadib Kolkay Shaley Halkaasi Ku Dagaalameen Ciidamada Deegaanka Iyo Kooxaha Dhulboobka dareeska usoo Xirtey

4
58

qoryoleyWararkii ugu dambeeyay aynu ka helney degmada qoryooleey ee gobolka shabeelaha hoose ayaa sheegaya in saaka xaalada ay degan tahay ka dib markii shalay halkaas uu ka dhacay dagaal.

Dagaalka ka dhacay Degmada Qoryooley ayaa waxa uu u dhaxeeyaa beelaha duulaanka ku ah gobolka shabeealaha hoose isla markaana loogu spoo labisey dareyska ciidanka xoogda dalka somaliyeed iyo ciidamada deegaanka.

Dagaalkani ayaa ilaa iyo hada waxaa ku dhintey ilaa iyo 9 ruux oo labada dhinac ah halka dhaawacana uu uu kor u dhaafey tobaneeyo.

Waxaa lagu soo waramayaa in hada ciidamada AMISOM ay ku howlan yihiin kala dhaxgalka Ciidamada dagaalamaya.

Si kastaba arintu ha ahaatee dagaaladankusoo noqnoqdey gobolka shabeelaha hose ayaa waxaa uu salka ku hayaa kooxo isku soo urursadey in ay deegaankooda ka boobaan kuwo kol horey iska hurdey amaba laga waayey iney usoo jeestaan si deegaankooda ay u hanan lahaayeen.

4 COMMENTS

  1. Abdirahman Muse:Cadaalad daro,sinaan la,aan,xurma daro dadkii u dhashey degaanka oo heerkaan la gaarsiiyey maxay idinlatahay dadweynow in ay siyaasadda noocaan ah ay dhali karto?qof kasta oo caqligiisa shaqeynaa wuu garan karaa meesha ay caga dhigi doonto

    Ku.Xasan sheik,Xasanow eedin,xasan cagaaran; Ka daaya umada G/sh/hoose gumaadka,boobka,dhaca,kufsiga.bara kaca,ee haku daalina Digil iyo Biimaal ,maanta adoonsi diyaar uma ah,waan xubaa in barqo cad aad ka carari doontaan.

  2. Inagu hadeynu nahay beelweynta digil marna uma dulqaadan doono waxa ka dhacaayo g/shabelaha hoose , war hawiye hadii leys ku geeyo dhamantoda iskama celin karaan hal qabiil oo digil katirsan sida (galadai , garre iwm) waadna arki doontan , hawiye waa ku dhamaatay hadaad shabelaha hoose soo farag gashatay , waxaad ka heshaan ayad leedihin weceliin baa tihiin @hawiye.com

  3. Waxaan ku arkay qoral kaga raxanwen wax eysan karto malaha dowlada federal ka ah ninkaa kawayo waa waa xasuuqa viva abgaal iyo haber gedir

Comments are closed.