Daawo:- Mid Ka Mid ah Odayaasha Dega Degmada Saakow oo Shariif Xasan Runta u Sheegey

4
120

saakoowMid ka mid ah odayaasha Degmada Saakow isla markaana ka tirsan baalamaanka maamulka Axmed Madoobe ayaa waxaa uu runta u sheegey Shariif Xasan isagoo weliba u sheegey in uu ahaa ninkii burburiyey maamulka 6da gobol hadaladiisa waxaa ka mid ahaa.

 

4 COMMENTS

  1. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk xasan shekh Aadan hooyo iyo Aabe ayaa dhaley waa la Yaqaana adi Yaa udhalatey se Yaa ku dhaley Yaa ku kasa shekh

  2. shariif yaa yaqaan runtii dadka reer bay shariif sakiin waxey ka sheegaan inuusan aaba laheyn taas waxey cadeen u tahay mar walba qofka sharci darada ku dhashaahi waa qof umada dhiba

  3. “Runt a u sheegay kulahaa” Kan run Iyo been muxuu ka og yahay was Nin maskax ahaan aan u fayobeen waa in si deg-deg ah Lasaleeti loo geeyaa.

Comments are closed.