Dhegayso..Wararka Wadajirradio Atlanta

0
24

wadajiro

 

 

 

 

—Dowlada Soomaaliya oo sheegtay siyaasiyiin dano gaar ah leh inay carqaladaynayaan shirka magaalada Cadaado.
—Waxgaradka magaalada Beledweyne oo rajo ka muujiyay waxyaabaha kasoo bixi kara shirka dib u hishiisiinta ee ka socda magaalada Beledweyne
—Munaasabad lagu xusayay maalinta saxaafada adduunka oo maanta Muqdisho lagu qabtay.
—Suldan Beyle Cumar Daad oo soo Jeediyey in Gobol Cusub la magacaabo si looga baxo khilaafka ka taagan Gobolada dhexe
—Shirkii lagu soo gaba gabeeyay magaalada Garoweiyo dooda maamul u dhisida gobada dhexe
—Qarax khasaaro dhaliyey oo Gudaha Magaalada Ceelwaaq lagula eegtay Gudoomiyaha degmada Ceelwaaq iyo Ilaaladiisa
—Umul raaca Haweenka oo ku badan Gedo iyo cuduro soo wajahay Caruurta.

Halkan ka dhegaysoWarka Wadajirradio