Dhegeyso:- Odayaal sheegey Iney Kasoo Jeedaan Deegaanka Jaziira oo Eedeyn Usoo Jeediyey Maamulka Shariif Xasan

0
26

xeebta_jasiiroOdayaal sheegey iney kasoo jeedaa Deegaanka Jaziira ayaa maamulka shariif xasan ku eedeeyey in deegaanka jaziira ay ka abaabuleen amaan xumo.

Odayaashan oo sheegey iney kasoo jeedaan deegaanka kulan ay maanta isugu yimaadeen ku sheegey ineysan aqbali dooninin cid walba ay waxey doonto ka sameyso deegaanka.

C/qaadir Macow oo ka mid ah odayaasha oo la hadley warbaahinta ayaa sheegey in maamulka shariif xasan uu masuul ka yahay dhibaato walba oo ka dhacda deegaanka jaziira hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa.

Jaziira

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkaada

Jaziira Mobil