Daawo:- Qiso Aad u Xanuun Badan oo Ay Ku Dhacay Wiil Reer Diinsoor Ah.

0
90

qiso cajiib ahWiilkan oo magaciisa la yiraahdo Ismaaciil Macali Axmed oo ku magac dheer Polio ayaa waxaa wareysi aad u dheer la yeeshey telfishinka SNTV ee magalada Nairobi ayagoo ka wareystey qiso aad u xanuun badan oo uu kala kulmey qaar ka tirsan ururka alshabab oo dhibaato badan u geystey qisadiisiina waatan ee nala daawada.