Fiirso sawir uu Amiin Camir ka sameeyey Weerarkii Jaamacada Gaarisa

0
52

garisaKol dhow ayey aheyd kolkii ay kooxda alshabab weerarka ku qaadeen jaamacada gaarisa halkaas oo ay ku dhinteen ardey aad u fara badan.

Amiin ayaa waxaa uu halkan ku xusayaa gacantii ay ka geysteen ciiddamada dalka kenya dhimashada tirada badan ee halkaasi ka dhacdey iyo iney gudaha u geli waayaan jaamacada.

garisa