Fiirso si dhab ahna u dhegayso”Xagee ayay ka yimaadeen kuwa wax gaalaynaya?”

0
41

almTani waa su’aal xiligan taagan oo ay malaha dad badani daneynayaan inay wax ka ogaadaan halka uu ka yimid fikirkan wax walba gaalaysiinaya xitaa iyagu is gaalaysiinaaya dhexdooda!

Waa daahirad aan la inkiri karin in kooxdan wax gaalaysiinta ku caanbaxday ay xidido leedahay isla markaana loo baahan yahay in marka hore la fahmo xaqiiqdooda ka dibna loo fekero ugu danbayna laga ciribtiro caalamka Islaamka.

Qaybta 1aad