Dhegeyso:- Mid ka Mid Wasiirada Maamulka Shariif Xasan oo Sheegey In Heshiiskii Habar Gidir Iyo Biyamaal Hakad Galey

1
107

shariif2Mid ka mid wasiirada maamulka shariif oo lagu magacaabo Maxamed Xasan Maxamed ayaa ku dhawaaqay in ay hakad geliyeen wadahadaladii ay mudooyinkan wadeen ee ay u joogeen Marka.

Wasiirka ayaa sheegay in maalintii shalay ahayd maleeshiyo Habargidir oo magac dowladeed huwan ayaa dhibaato ka geysatay deegaanka Waa cuneenaa waa Cabeynaa, dadkii deegaankana argagax geliyay, taas oo uu sheegay inaan marna loo dulqaadan karin.

Maxamed Xasan Faqi

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Maxamed Xasan Faqi mobil

1 COMMENT

  1. Abdirahman Muse:Cadaalad daro,sinaan la,aan,xurma daro dadkii u dhashey degaanka oo heerkaan la gaarsiiyey maxay idinlatahay dadweynow in ay siyaasadda noocaan ah ay dhali karto?qof kasta oo caqligiisa shaqeynaa wuu garan karaa meesha ay caga dhigi doonto

    Maxamed xasan maxamed;adiga wax baad ogtahay anigana wax baan ogahay wixii aan ku soo marney shabeelaha hoose,xili hore iyo hada aan kuula hadlaa warka yuusan kaa noqon waan hakiney wada hadalkii”hilaac biyihiisa wuu cadeytaa,xaalka hadda ma aha kii xiligii sna ee maradaada dhexda ku xiro, u diyaar garow iska caabin.

Comments are closed.