Daawo Sawirada Egart Foundation oo Biyo U Qeybiyey Barakacayaasha ku Jira Xerooyinka IDPs ee Baydhabo

0
27

egar5Egart foundation ayaa beryahan waxaa ay gargaar biyo qeybin ah ka heysey xerooyinka barakacayaasha ee gobolka bay gaar ahaan magalada baydhaba waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa qaar ka tirsan sawiradii ay kazoo qaadeen howlgaladii ay ka fuliyeen xarunta IDPs ee magalada baydhabo.

[slideshow_deploy id=’20145′]