Daawo Barnaamij looga Hadlayo Dhibaatooyinka loo Geysanayo Ajaaniibta Ku Nool Dalka Soth Africa

0
68

south africaWaxaa weli si xowli ah uga socda dalka south africa dhac iyo dil loo geysanayo dadka ajaaniibta ah ee ku nool dalka south africa taasoo ilaa iyo hada xukuumada aysan weli wax ka qaban.

Aljaziira ayaa halkan idinkugu soo gudbineysaa barnaamij quseeya arimaha iyo waxa sababey iyo sida la doonayo in looga boxo.