Dhegeyso:- Xildhibaan Daahir Amiin oo Sheegey In Maamulka Juba Uusan Aheyn Maamul Jira Axmed Madoobana U Baahan Yahay In Lasoo Xiro

2
27

jiisoowXildhibaan Daahir Amiin oo ka mid ah xildhibaanada dowlada federalka somaliya ayaa si buuxda uga hadley maamulka juba wuxuuna sheegey in maamulkaasi uusan eheyn maamul jiro.

Hadaladii xildhibaan Jiisow waxa ka mid ahaa:-

Xildhibaan Daahir Amiin

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Xildhibaan Daahir Amiin Mobil

2 COMMENTS

  1. Wadaniga dhabta ah oon xaqa ka gaban baa tahay kana damqada dandarada shacabka uu metalo runtana la gaban.Alle haku xifdiyo walaal sharta cadowga mida qarsoon iyo tan muuqataba Alle hakaa xijaabo adigoo kale oo xaqa iyo cadaalada raba Alle ha inoo badiyo oo ku soo garab istaago Amiin Amiin Amiin ya Rabi.

  2. Quuluu xaqa walowkaana mura Ahmed Madoo iyo Sheekh Hassan Daahir iyo Kuna oo la raadinaayo isku xisbi bey ahaayeen sidee midna mas uul hogaamiye u ahaan karaa midna jail guri u ahaan karaa?

Comments are closed.