Daawo Xildhibaan Aadan Bare Ducaale oo Ay Qaar Ka Tirsan Xildhibanada Kenya Kusoo Eedeyeen Inuu La Shaqeeyo Alshabab

1
27

ducaaleDowlada Kenya ayaa tuhun argagixiso ka qabta ilaa 10 Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaankeeda kuwaasi oo lagu helay dhaqdhaqaaqyo muujinaayo xagjirnimo.

Xildhibaanadaani, ayaa waxaa u badan kuwa gobolka waqooyi bari Kenya, iyadoona tuhunka uu bilowday tan iyo markii la weeraray Jaamacada Gaarisa.

Mas’uuliyiinta uu culeyska saaran yahay ayaa waxaa kamid ah xildhibaanka laga soo doortay magaalada Gaarisa Aadan Bare Ducaale, oo looga shakisan yahay inuu xiriir dhow la wadaago Xarakada Al-Shabaab.

1 COMMENT

  1. Munaafiq waaye oo laba weji iyo 10 cod ku hadla dulmigii isaga iyo Afey ay dhoodhoobeen ee Qabiilka ku saleysnaa ayaa isaga dib ugu soo noqodey. Wafdi Gaarisa ka socda oo Garoowe aadey iyo Garoowe iyo Gaarisa ayaa la mataaneynayaa.kkkk. Garoowe oo Soomaaliya ah iyo Gaarisa oo Kenya ka tirsan ayaa la isku abaabuley si maatida Jubooyinka deegaankooda ciidamada Keyna ugu qabtaan Ogaadeenka. Saaxiibkii Ahmed Madoobe (Kuna) ayey dhexdooda ay ka tolantey. Xaqa lama afduubi karo in Waqooyi Bari ay xirmaan iskuuladii, kuleejooyinkii iyo isbitaaladii bara kaca iyagii ayuu ku socdaam calaacalka jooji.

Comments are closed.