Dhegeyso:- Afhayeenka Malaaqyada Digil iyo Mirifle oo Ka Hadley Xasuuqa Ka Socda Goblka Shabeelaha Hoose

4
42

Malaq_derowAfhayeenka Malaaqyada Digil iyo Miirifle Axmed Yacquub Deerow oo ah ayaa sheegay in gobolka Sh.Hoose ay ka socdaan xasuuq lagu hayo dadka rayidka ah gobolka Sh.Hoose.

Axmed Yacquub ayaa intaa ku daray in usbuucan gudihiisa 10 qof oo rayid ah, ahna beeraley guryahooda iyo beerahooda lagu dhex dilay.

Hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa:

Malaaq yacqub deerow

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Malaaq yacqub deerow mobil

4 COMMENTS

  1. Hadalka kasoo yeerey malaaga waan soo dhaweynaa lkn waxaa la rabey mar hore inaa ka hadlo hadal kaliyana wax ma taro ficil ayaa la rabaa.

  2. Malaaqyada digilmirifle hadaladooda haku daraan ficil shacbiga ay horjoogaha u yihiin ha u sheegaan in ay cadowga iska celiyaan ayna u dhintaan dalkooda intaas hadii lagu arko oo lagana maqlo waa hubaal xasuuqa ay ka wadaan gobolka shabeelaha hoose imaamyada hawiye wey soo af jarmi lahayd

  3. kan waa qaainki ugu weynaa ee koonfur galbeed 6 fur furey shabeelada hoose in habargidir ay qayb ka leedahay ayaga ayaa u saxiixay oo weliba wasiiro ka siiyey 3 gobol wuxuu u hadley hada ma wuxuu rabaa in la aamusiyo xooga lacag ah la siiyo ileen kan waa og nahay wadani ma aha waa qaain meeshi lacag jirto u naageya weliba isagoo malaaq ahayn malaaq isku sheegaya sakiin malaaq ka dhigey

  4. Xaa qaadi kartiin d m xay sheegay wadankan wadankeena waaye haber gedir iyo abagal xaa ugu karan tihiin xaa idinka galay waye wà taliyaha wadanka somali nin kuu rabo uu xiraa ninkow raba uu dila xaa ka qaadi kartaa hee eelay wiiq waxid dhulka aana ka musuul ah 3 gobal saan u sameyey aan u samay karna

Comments are closed.