Dhegeyso:- Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland oo Sheegey In Jubaland ay Puntland Tahay Isku Reerna Ay Yihiin

8
36

Cabdiweli-GaasKoldhaweyd ayey aheyn kolkuu uu madaxweynaha maamul goboleedka puntland uu safar ku tegey magalada kismaanyo, Mid ka mid ah warbaahinta meesha ku sugneyd ayaa waxaa ay wax ka weydiisey xiriirka ka dhexeeya Puntland iyo Jubaland jawaabtii uu ka bixiyeyna waxaa ay aheyd in ay y9ihiin dad isku dad ah hal mabda,ana ku wada shaqeeya puntlandna iney tahay jubaland jubaladna ay tahay puntland.

Bal dhegeysta jawaabtii uu bixiyey Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntlandland Cabdi weli Gaas

cabdi weli gaas

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

cabdi weli gaas mobil

8 COMMENTS

  1. waa runtiisa waa isku reer sidaa darteed iskuduubnida reerka waxay tarto waaye laakiin digil iyo mirif dhuuntaay kadoorteen reerkooda dhulkooda iyo dhaxalkooda

  2. asc waa runtiis ibrahim afgooye umada dm ma aha umad isku duuban oo wixii u roon iyo wixii u daran kala garanaaya sidaas darteen waa kan dm dhulkiisa sidii la doono laga sameysanaayo AF WAAKOW MAY LIKI AAMEE YA HAAYNI….lacag xaaran ah ayey ka door bideen sumcadooda iyo dhulkoodaba!

  3. waa nin geesi ah oo runtana ka hadley awalba ayagaa keeney aqliga juba land ogaadeen aqli intaas la eg ma keenee hal qof geesi ah ayaa nagu jirey kaasna wuu geeriyoodey illaahay qabrigiisa waasac ha uga dhigi waaa xaabsade digil iyo mirifle kale waa ma dhinto ma noole.

  4. waad salaamanm tihiin dadka fikrada dhiibtay,laakiin waxaan idin sheegayaa Digil iyo mirifle waa qoomiyad u baahan hogaan wanaagsan,jubland iyo butland way u gaartay anagana waan gaaridoona inshaallah

  5. MUNA ILLAHEY KA CABSO, XABSADE IYO SHEKH ADAN MADOOBE 6DA IYAGAA DIIDAY EE TARIIKHDA XUN HANA XASUUSININ.

  6. ASC abdulkadir liibaan waa runtaa sxb hogaan wanaagsan waa loobaahanyahay, umadoodhan ayaa hogaanwanaagsan u baahan, laakin anaga hogaankeena shariif sakiin maakadhiganay, adigoo og inay qowmiyada kabadantahay oo waliba laga aqyaarsanyahay oona laga cilmi badanyahay, marka digil iyo mirifloow xal in lakeeno manooroonoo

  7. Bilaayana walmakoo dhiwaasoo xal´laay kooyee qoriga mal qaadadoo meeshan waau jeediinee kuqabsoo ku qadimeysid ayaa socoto, shariifna sadaxda gobol uu gatay iskadhaafee intii kaloo lashaarika yiri, hawiye iyo daarood kugu sharciyeeynooyaa marka adi maxaad kadhihi leheed arinkaas makula fiicantahay, adigoo og in umada soomaaliyeed dhuusa mareeb laga baabiinooyo kukastoo shawaab sheegtana ay iyaga yihiin markey umad dhameeyaana ina adeerkood isku soodhiiba lana yiraahdo waasoo dhaweeyneynaa ,ninmujrim ah oo tol leh waaye ogaaw wajiyada badan lagugu dilooyo walagu boobaayo dhulkaaga xeeladkastaa laguu adeegsanooyaa marka digil iyo mirifle maxaa uroon waaye arinta teeyda hadeey tahay Qorgaan xal u arkaa, RAG CIIL CADAAB KADOORAY,kuleeka markoo taabto ayagaa ordaayo ,

  8. muna cilmi waxaan u sheegayaa in ogaadeen yihiin ragga alshabaab meesha ka xoreeyay ee dhiigooda u hurey haddana madax ka ah jubba land waa wax aan la xaqiri karin ee muna hadduu ka jijibiyay wiil ogaadeen ah cuqdada ha iska saarto oo ha raadsato ku kale oo ka keena biyaha ku raagey islaanrta ogaadeen ku qamaameysa

Comments are closed.