War Deg Deg ah…Shariif Xasan oo Madoobe Nuunoow u magacaabay Wasiirka Xanaanada Xoolaha

14
51

bay4 (2)War hada naga soo gaaray magaalada Baydhabo caasimada gobolka Baay ayaa waxa ay ku waramayaan inuu haatan Shariif Xasan Sheekh Aadan uu ku dhawaaqay intii ka harsanayd golihiisa wasiirada ee maamulka Koonfurgalbeed sedexda gobol.

Xubnaha cusub ee uu maanta uu magacaabay Shariif Xasan waxaa ka mid ah Madoobe Nuunoow Maxamed oo ahaa Madaxweynihii Maamulka Koonfurgalbeed Lix gobol oo loo magacaabay Wasiirka wasaarada Xanaanada Xoolaha,Wasiirka Haweenka oo loo magacaabay Faay Yareey iyo Faadumo Maxamed Xuseen(Faayoow) oo loo magacaabay Wasiirka Wasaarada Jaaliyadaha KoonfurGalbeed ee sedexda gobol ee Dibada.

Wixii war ah ee kasoo kordhana kala soco Daafeet.com

14 COMMENTS

  1. Digiloow may siin haaysade lajirigaan sheydaan sakiin eh magaagiin iyo sumcadiin dhulka dhigooyo muusku reebtaanaa oo miis hubeeytaanaa oo halmeel muunku soo jeesatanaa caqligiin iyo damiirkiin aawey war illaaheey ku cabsada oo dadnimo usku weydiya

  2. wax walibo midnima lagu keena gacama wada jirba wax ku gooyaan lix gobal waxaa ka wanagsan midnimo waayo hadi aad mid tahay cid wax kaa qaadi ka dho ma jidho guul guuul mudane midoobe nuunow guusha adiga iska waayo adiga tanaasushey guull

  3. KKKKKKK KKKKKKK KKKKKKK KKKKKKKK KKKKKKKK KKKKKKKKKKKK SOMALIDA WAXEY HORE UGU MAAH MAAHDEY OO ILAA IYO HADDA AY AAMIN SANTAHAY IN WAXII HOOS JIRA KOR IMAAN DOONO, CARABTUNA WAXEY TIRI ” AL BINTU FIL BEYT, WA KHABARUHAA FIL SUUQ”.

    WAXAAN AAD IYO AAD UGA XUMAHAY IN SHACABKA MASAAKIINTA LA WAREERIYEY, LEYSKU LAAYEY, IYADOO UJEEDADU AHAYD KELIYA KURSI RAADIS.

    MADOOWE NUUNOW WAXAY AHAYD INUUSAN AQBALIN JAGADAAN OO UU SUGO WAQTIGA DOORASHADA DAMBE, LAAKIN HADDA WUXUU DEX FADHIYAA GOOB CEEBEED IYO BUR BUR SUMCADEED, IIMAANKA BEEL AYAANU ORANEYNAA.

  4. ASC asxabta Waayab waa wax lala yabo waxa u samayey Madoow Noonoow hadan ahay tageradisa kuma qanacsani waxa u sameyey lkn hore ayaan u maqlijirey dadyoyga rer Rahaweyn ADKEYSIGA ayaa ku yar marka waan arkena waxa ka soo bixi doono dorashada loo dortey wasiirka xananada xolaha.

  5. Madabe Nunow haduw bahay Kofur galbed ma bixin ee Madaxweyne kale ayaa la doranaya.
    BUDO HADII LA WAAYO BEDELKEDA

  6. scm walaaliyaal wixii dhacay waad ogtihiin ummadaas ilaah ayeey gargaar ka sugeysaa,marka aan aragno wax ka soo baxa qaskaan

  7. Leeste ma Hariin ahanda igu so Rixdey ogow Leesto waa gesiyiinti RRA shekadu markey gorgorton gartena waa ka bahay ee WASIR MA Aha . Midda kale MADOBE NUNOW SHAQSI AHAAN LOMA HAYSTO ee BALAN KU FURKI UU KU SAMEYEEY QADIYADA ayaan weligeda lo CAFINEYNIIN MADAXWEYNAHENA AYUU AHA INUU IS CASILO AYAA UGA SHARAF BADNEYD INUU IS DHIBI LAHA. GOBANIMO WAA LAGU DHINTA WAANA LO DHASHTA.

  8. Hareda Bolis mucaaridniimada aad iyo aad ayaa u gaa fiicantahay aragtii siyaasidaat oo fugna malihiid markaa DM uma baahan jabhadnimoo iyo qabyaaladnimo waxaay u baahanyiihin dowladnimo

  9. Kan Baidoa la bahay aniga kulama aytamayiiye ee adiga INTELCTUAL OO SIYASAD FOG leh ahe ha ku canfacado.

    MUCARADNIMADA dunida meel kasta ayuu ka jira Civilizationka ayuuna ka mid yahay DM Dowladnimo GUUNIMO AH waa Diden GOGANIMO IYO GOBOLADOODA AAN GORGORTAN KU JIRIN AH KA XIGAAN.

  10. ninka wato baidoa ha caa yin gabadha gabadhaan waa gabar gob ah oo jaaliyadaha dibada oo dhan laga yaqaan adigane aragtidaada ma foga sida ay hereda bolis u fikir keedu yahay hadaad fahmi laheyd lakin adugu ma fahmi kartid waayo aqoonta ayaa kugu yar gabadhaan comment geeda mar walbo waa comment qiiro
    &qadiyad&baraarujin ku dheehantahay

Comments are closed.