Daawo Sawir uu Amiin Ka sameeyey Mashaakilka Heysta Reysulwasaare Cumar cabdirashiib

0
63

Amin_AmirHiigsiga 2016 iyo sidii lagu gaari lahaa ayaa waxaa mashaakil badan ka heystaa reysulwasaare Cumar Cabdirashiid isagoo kol dhaweyd ku dhawaaqey gole wasiiro oo ka kooban 20 xubnood lagana sugaayo in xildhibaanada baramaanka ay ansixiyaan.

Amiin Camir isaga oo cabiraya jahwareerka heysta reysulwasaare Cumar ayaa waxaa uu soo bandhigey sawir cajiib ah ee waakan nala fiiriya.

amiin