Dhegeyso: Gudoomiyaha Barlamaanka oo Sheegey In Dastuurka Dowlada Federalka uusan Ahayn Kumeel Gaar

0
66

jawariGudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheikh Cismaan Jawaari oo Shalay ka hadlayay Kulankii Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Dastuurka Soomaaliya uusan xiligaan aheyn KMG islamarkaana Dadka Soomaaliyeed ay wax iskaga qaldan yihiin.

Maxamed Sheikh Cismaan ayaa Xusay in Wax KMG ah ay tahay Ansixintii Ergooyinka ay Ansixiyeen Dastuurka laakiin uusan Dastuurka Dalka u yaala aheyn KMG.

 

Prof Jawaari

 

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

 

Prof Jawaari mobil