Daawo:-Sawir aan Caadi Aheyn oo uu Amiin Ka Sameeyey Faarax iyo Guruubkiisa

0
40

Amin_AmirAmiin aya kolkuu arkey sida loo dhigey golaha wasiirada cusub waxaa uu qalinka u qaatey in uu sawir aan caadi aheyn ka sameeyo qaar ka tirsanaa golihii hore ee wasiirada kana shaqeeyey sidii loo ridi lahaa, taasoo bedeshey in golaha wasiirada laga soomiyo xubnaha ka tirsan barlamaanka.

amin