Wasiirada iyo Beelahooda.

0
266

sadWasiiirada cusub ee ku dhawaqey reysulwasaare Cumar Cabdirashiid iyo beelahooda

Dir

1. Maxamed Cumar Carte Ra’iisul Wasaare Ku Xigeen ahna Wasiirka Shaqada, Dhalinyarada & Sportiga(ISAAQ)
2. Nuur Faarax Xirsi – Wasaaradda Dastuurka( HABARYOONIS – ISAAQ)
3. Cabdisalaan Hadliye Cumar – Wasaaradda Arrimaha Dibadda(GADABUURSI)
4. Axmed Xasan Gaboobe – Wasaaradda Cadaaladda & Arrimaha Diinta (BIYOMAAL)
Hawiye
1. Cabdirixhman Maxamed Xuseen Odowaa Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalka(SALEEBAAN/HABARGIDIR)
2. Cabdirixman Yusuf Cali Caynte Wasaaradda Qorshaynta & Iskaashiga Caalamiga(MURUSADE)
3. Maxamed Mukhtaar Ibrahim Wasaaradda Kaluumeysiga & Kheyraadka Badda(GAALJACEL)
4. Cabdirisaaq Cumar Maxamed Wasaaradda Batroolka, Biyaha & Kheyraadka Dabiiciga(XAWAADLE
Digil iyo Mirifle
1. Dr. Maxamed Aadan Ibraahim “Fargeti” Wasaaradda Maaliyadda(DISOW/Sideed)
2. Cali Xasan Cusmaan– Wasaaradda Beeraha (GARE/Digil)
3. Eng. Saalax Sh. Cusmaan Muuse Wasaaradda Howlaha Guud & Dib-U-Dhiska – (GELEDI/Digil)
4. Drs. Xaawo Xasan Maxamed (Lahelow)-Wasaaradda Caafimaadka – (HADAME/Sagaal).
Daarood
1. GEN. Cabdulqaadir Sh. Cali Diini Wasaaradda Gaashaandhigga(MAREEXAAN)
2. Khadra Bashiir Cali– Wasaaradda Waxbaraoshada (LEEL-KASE)
3. Guuled Xuseen Qaasim Wasaaradda Warfaafinta & Isgaarsiinta(OGAADEEN)
4. Cali Axmed Jaamac “Jangali” Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawad(DHULBAHANTE)
Beesha Shanaad
1. Fahad Yaasiin Xaji Dahir –Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda(REER – AW-XASSAN KALWEYNE)
2. Siciid Xuseen Ciid-Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa(BEESHA 5’aad – MEHERI – CARAB SAALAX)
3. Xasan Axmed Muudeey–Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha(SHIIDLE – JAREERWEYNE)
4. Sahra Maxamed Cali Samatar Wasaaradda Haweenka & Hormarinta Xuquuqda Aadanaha(MIDGAAN)