Daawo:- Barnaamijkii Xog Waran oo Looga Doodayey Qaabka Dowlada Ku Socoto

0
20

kalsanDoodo aad u balaaran ayaa mar walba lagu qabtaa telefishinada somalida ee ka howl gala dalka ingiriiska barnaamijyadaas mid ka amid ah ayaa telefishinka Kalsan waxaa uu u qabtey Agaasimaha Warbaahinta Ishabaydhaba Ilyaas Saciid Cali (Qalinle) iyo Ex- Wasiir Ku-xigeenkii Warfaafinta Maamulka Galmudug Axmed Shire ayagoo isla gorfeynayey qaabka ay socdaan howlaha dallka soomaaliya doodiina sida ayey u dhacdey.