Dhegeyso:- Siyaasi Maxamuud sayid oo Dhaliiley Xukuumada Federalka

0
26

maxamudMaxamuud Sayid Adan oo ka mid ah siyaasiyiin kasoo jeeda Gedo ayaa si weyn u dhaliiley dowlada federalka iyo qabka ay dadka isaga hor keeneyso ama ha noqoto dhinaca maamul u dhisada gobolada dalka amaba dhinaca awood qeybsiga.

Maxamuud ayaa waxaa kasoo uu aad u dhaliiley sida hada loo soo dhisey xukuumada Cumar Cabdirashiid waxaana uu sheegey in aysan waafaqsaney qaabka maamul wadaagista.

Hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa

 

Maxamuud Said

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilka

 

Maxamuud Said Mobil