Daawo Sawir uu Amin Camir Ka Sameeyey Amisom

1
135

Amin_Amirkooxaha dalka loo keeney in ay nabad kusoo dabaalaan ee amisom ayaa Amiin Camir waxaa uu ka sameyey samir aad u qurux badan oo uu ku sharaxayo waxa ay wadanka u joogaan oo ah ineysan nabad kusoo dabaalin balse ay iska gurtaan mushaarkooda.

Sawirkan ayaa waxaa uu sharaxayaa dhacdadii kol dhaweyd ka dhacdey xerada xalane in ay ciidamadii nabadsugida somaaliyeed ay guntiga u dhigeen kooxihii soo weerarey xarunta Xalane halka ay kuwii amisona ay ka kala dhuunteen.

amisom2014

Daafeet.Com

1 COMMENT

Comments are closed.