Dhegeyso: Gabay Ka Hadlaya Siyaasiga Somaliyeed oo uu Tiriyey Alaha u Naxariistee Abwaan C/qaadir Xersi Yam Yam 21 Sano Ka Hor

2
116

yamyamAbwaan C/qaadir Xersi Yam Yam ayaa waxaa uu gabey ka tiriyey 21 sano ka hor caqaba xumida heysata siyaasiga somaliyeed taasoo aad moodo in ay waqtigan xaatirka soo if baxdey gabaygiina waakan ee nala dhegeysta.

 

cabdulkhadir yam yam

 

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkaada

 

cabdulkhadir yam yam mobil

 

Daafeet.Com

2 COMMENTS

  1. Gabay wuxuu ku fiicnaa il laga sii daayo Tafishinada ay umada wada fiirsato iyo xoolaha anaga madaxda noo noqday oo qaran iyo dalba aan waxba ka aqoonin. Rabiyoow noogu bedel wax ka kheyr badan Aamiin Amiin

Comments are closed.