War Deg Deg: Daawo Masjid ay Somaalida Sweden ku laheyd oo la Gubay

0
79

masjidka_21Wararkii ugu dambeeyay ee ka imaanaya Magaalada Eskilstuna ee Dalka Sweden ayaa waxa ay sheegayaan in wali uu gubanayo Masjidkii Soomaalida ee Degmada Eskilstuna ku yaalay waxaana loo badinayaa inay gubeen Dad cunsuriyiin ah .

Booliiska dalka Sweden ayaa baaritaano xoogan wada waxaana hareeraha Masjidka dhooban Gawaarida Dab-damiska kuwaas oo daminaya gubashada Masjidkaan . Ilaa hada lama garanayo inta qof ee wax ku noqotay maadaama maanta Dadku ay inta badan fasax ku jireen waxaana la xaqiijiyay in gudaha Masjidka ay ku sugnaayeen dhalinyaro Soomaaliyeed .

masjidka_5-1

masjidka_41

masjidka_3

masjidka_21