Wariye C/qaadir Jookar oo Caafimadkiisa oo Dhawiciisa Ka soo Reynayo Sidii Hore

1
98

jokerWariye C/qaadir Jokor oo ka mid ahaa dadkii ku dhaawacmey qarixii dhawaan ka dhacay magalada baydhaba ayaa cafimaadkiisa sidii hore aad uga fiican, Wariyeyaal badan iyo shacab aan waxba galabsan ayaa ku dhintey falkaasi oo ay sheegatey ururka Alshabab.

C/qaadir ayaad sawirkan hoos yaala ku arkeysaan in uu cisbitaalka banankiisa taagan yahay, hadeynu nahay bahda daafeet waxaanu leenahay isaga iyo intii ku dhaawactey falkaasi cafimaad taam ah ilaahey ha siiyo intii ku dhimateyna samir iyo iimaan ilaah ha naga siiyo.

jokar

Daafeet.Com

1 COMMENT

Comments are closed.