Dhegeyso:- Golaha Guurtida Koonfur Galbeed Somaliya ee Lexda Gobol oo Hadal Culus Kasoo Saartey Kulan Ay Shaley Ku Yeesheen Magalada baydhabo

2
29

maalaaq kuusowKulan ay shaley yeesheen golaha guurtada ee koonfur galbeed ee lexda gobol  ayaa waxaa kasoo baxay hadal aad u weyn oo ay kaga hadlayaan dhib wixii ugu badnaa ee lasoo gaarsiiyey shacabka koonfur galbeed ee somaliya odayaasha ayaa waxaa ay dowlahada caalamka ku eedeeyeen in aysan waxba ka aqoon demoqratiyada balse ay mar walba taageeraan dadka qoryaha heysta ee dadka sida micno darada u dila.

Hadalkaas ayaa gudiga waxaa ay u wakiisheen Malaaq Kuusow Maxamed Maxamuud hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa.

 

Malaaq kuusow maxamed

 

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

 

Malaaq kuusow maxamed mobil

 

Daafeet.Com

2 COMMENTS

  1. Roonaba Rabbi aya og Alleh ayaa idinla jiro idinla jirayo insha Allah nimankan waxa ay la jiran ninki dantoda fulinayo Tugada is biirsatey wadanki ayey for SALE ku dhejiyeen tasina waa intey Somali ka so kaceyso.
    Midda kale dowladaha safka HORE ayaa Somaliya loga ibsadey kuwa ayaga tagerana Dowladahasi ayeey garbtaganyihiin ku dana yihiin.

Comments are closed.