Dhegayso..Dhaawacyadii qaraxii Baydhaba oo xaaladooda kasoo raynaysa

0
18

isbyCabdikaafi Cumar Maxamuud oo ka mid ah dhakhaatiirta ka howlgasha Isbitaalka magaalada Baydhabo caasimada gobolka Baay ayaa maanta ka dhawaajiyay in dawo la’aan ay ka taagan tahay gudaha Isbitaalka Baydhabo.

Dhanka kale waxa uu xaalad wanaagsan ka sheegay dhaawacyadii ka dhashay qaraxyadii Baydhabo ay ka sameeyeen Shabaabka.

Halkan ka dhegayso

 

Unknown Album