Daawo:- Warsaxaafadeedkii uu Shaley Gelinkii Dambe Soo Saarey Raysulwasaare Cabdi Wali

1
60

Cabdi Weli SheekhKolkii shaley uu kulankii barlamaanka kusoo idlaadey qeylo iyo buuq ayaa Raysulwasaare Cabdi Weli waxaa uu la hadley saxaafada isagoo ka hadley halka uu kasoo bilowdey qilaafka u dhexeeya asaga iyo madaxweynaha hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa.

Daafeet.com

1 COMMENT

  1. Labadi Laqdabo ku heshisa lillahiga ay ku dagalamaan asaga iyo Madaxweynaha degandena in la kala jejebiyo 3 Bobland lo shrciyeeyo iyo niman kilka 5 ka yimid .3 kalena Somaliweyn aya idinla leh lagu sherciyeeyo. Qayano ayaad no malegteen idinka ayeey idin haysata Allah idinma kala bixiyo Amin.
    Anagana ASWT ayaan qabna Sir ma Qabe Saabkisa Biyo uu celiyo.

Comments are closed.