Dhegeyso:- Maamulka Koonfur Galbeed oo Eedeyn Usoo Jeediyey Xukuumada Federalka

0
22

Calanka koonfurWasiirka wasarada beeraha dowlad goboleedka koonfur galbeed C/qaadir C/raxmaan Cabdi oo la hadlay  warbaahinta muqdisho  ayaa u sheegay in Dowladda Federalk Soomaaliya ay  Gobolada Koofur Galbeed ku hayso Faragalin Qaawan oo ah dhinaca Siyaasada.

“Dowladda waxaa ay Aqoonsatay Maamul aan aheyn kan Shacabku rabaan taasna waxaa ay Muujineysaa in Dowladda Soomaaliya ay Faragalin ku hayoso Arrimaha Maamulka Goboladda Koofur Galbeed”ayuu yiri C/qaadir.

 

Mamulka 6da gobol

 

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

 

Mamulka 6da gobol
Daafeet.Com