Daawo Video Laga sameeyey Dhibaatada Ay Leedahay Tahriibka

0
68

tahriibWaxaa baryihii dambe aad usoo badanayey dhalinyaro somaliyeed oo  tahriib ku tegayey dalalka yurub ayagoo qaar badana ku dhinteen bada u dhexeysa Liibiya iyo Talyaaniga, Telvitionka caalamiga ee Euronews ayaa waxaa uu ka diyaariyey warbixin gaaban oo ku aadan arintaas ee bal inala daawada.

 

Daafeet.Com