Daawo: Gudoomiyaha Barlamaanka Prof Maxamed Cusman Jawaari oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtey

0
42

jawariGuddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo wafdi uu hogaaminayo, ayaa maanta Magaalada Muqdisho dib ugu soo noqday.

Gudoomiyaha barlamaanka ayaa intii uu Jabuuti ku sugnaa, wuxuu kulan lasoo qaatay Guddoomiyaha Baarlamaanka dalkaasi Jabuuti Idiris Arnaa’uud Cali oo ay ka wada hadleen arimaha labada Baarlamaan iyo sidoo kale arimo ku saabsan shuruucda Baarlamaanada Soomaaliya iyo kan dalka Jabuuti.


Daafeet.Com