Dhegayso..Banaanbaxyo reer Baydhabo ay ku hor istaageen Doorashada Shariif

0
58

calankaaynoSida uu ku soo waramayo wariyeheena Baydhaba waxaa haatan magaalada ka jira banaanbaxyo aad u balaaran oo lagu diidan yahay waxa loogu yeero shirka sedexda gobol oo maanta lagu waday inuu Shariif Xasan u doorto Madaxweyne.

Halkan ka dhegaysoUnknown Album

Ku dhegayso Moobilkaaga