Dhegayso..Suldaan Buuwe oo kala diray Shirkii Sedexda.

2
54

biibeSida uu ku soo waramayo wariyeheena magaalada Baydhabo Maxamed Cabdicasiis waxaa maanta markii ugu horaysay uu ka dhawaajiyay gudoomiyaha gudiga doorasha maamul u samaynta sedexda gobol Suldaan Buuwe Cabdule Buuwe in uu shirku xiran yahay ilaa todobaadka soo socda iyadoo aanu wax sabab ah aanu ku salayn Suldaanka taasina waxay ka caraysiisay waxa loogu yeero ergada shirka sedexda gobol.

Halkan ka dhegaysoUnknown Album

Ku dhegayso Moobilkaaga

2 COMMENTS

  1. Munaafaqa Koowaad Beesha Digil Mr Buuwe Mafia waxa loogu doortey guddigaan waa inuu soo saaraa XARIIF XAARAAN si ay u sii wataan hawlahooda dulmiga qowmiyadda ku haayaan.

    Waxeyse ilowsan yihiin maah maahdii oraneysey “DAWACADA MEESHEEY MAC RUUG UGA BARATEY AYEY MACLUUL UGU BAKHTISAA ” kkkkkkkkkkkk

Comments are closed.