Dhegayso…Wasiir Duuble oo Been iyo wax kama jiraan ku tilmaamay war ay ka qortay Baidao Media.

4
53

dubleWasiirka Maalgashiga Dibada iyo Jaaliyadaha  ee dowlad goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya Dr. Axmed Cismaan Duuble ayaa Been iyo wax kama jiraan ku tilmaamay war Been abuur ah oo ay ka qortay BaidaoMedia.com.

Wasiirka ayaa tibaaxay in aanu garan karin waxa ku xunbaaray BaidaoMedia inay qorto Been abuur intaa le’eg isagoo sidoo kalena ku waaniyay kuwa qora inay ka waantoobaan Beenta.

Halkaan ka akhriso Beenta ay Wasiir ku Xigeenku ka qortay BaidaoMedia.com

http://baidoamedia.com/wasiirkii-jaaliyadaha-iyo-maalgashiga-dibada-ee-koonfur-galbeed-6-oo-ku-biiray-shirka-baydhaba-ee-lagu-dhisayo-maamulka-sadexda-gobol/

Halkan ka dhegayso waraysiga Wasiir ku Xigeenka oo kol dhow aan idiin soo bandhigi doono

 

4 COMMENTS

  1. Aflagada personal ah ha la jojiyo Ilmo Dhega Cadde Tugo ma aha qof ay wah ka hadeena ma jirdo Wasaqna ma aha waa dad nadif ah, dadka kal fikrad wey qabi karan ha lagu dido fikrada but yaan la aflagadeyniin.

Comments are closed.