Dhegeyso:- Wasiirka Maalgashiga Dibada iyo Jaaliyadaha ee koonfur galbeed somaliya Dr Axmed Osman Duuble Oo Beeniyey Inuu Ka Mid Noqdey Kooxda Wada Waxa Loogu Yeero 3da Gobol

1
67

dubleQaar ka tirsan warbaahinta ayaa shaley waxaa ay qoreen in Wasiirka maalgashiga dibada iyo jaaliyadaha ee koonfur galbeed somaliya Dr Axmed Osman Duuble  uu ku biirey kooxda aragtida gaaban ee magalada baydhaba u fadhida sidii shacabkeeda ay u iibsan lahed ayagoo beryahanba ku howlanaa sidii ay ugu sameyn lahaayeen waxa loogu yeero maamul 3 gobol ah kaasoo ay shacabka koonfur galbeed marar badan ay ka qeyliyeen af cadna ku diideedn.

Marka si aan wax uga ogaano in arintaas ay sax tahay ayaan waxaan qadka telfoonka ku tiigsaney Wasiirka maalgashiga dibada iyo jaaliyadaha ee koonfur galbeed somaliya Dr Axmed Osman Duuble    isaga oo ku sugan magalada baydhaba wareysigiina waxaa uu u dhacay sidan.

 

Axmed osman duble

 

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkaada

 

Axmed osman duble mobil

 

Daafeet.Com

1 COMMENT

  1. cabdicasiis dhegacade kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ceeb hadi loo dhiman lahaa in aad iska dhimato aa laguu qaata web aa la iska sameysana waxaa la rabaa in been lacag lagu helo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

Comments are closed.