Dhegeyso:- Suldaanka Duubane Digil Oo Eedeyn Dusha Kaga Tuurey Odey Dhaqameedyada Awdigil Ee Ku Sugan Shirka Ka Socda Baydhaba

1
42

konf3Sudaanka Duubane Digil Suldaan Adan Sheebow cabdi oo qadka telfoonka inagu soo tiigsadey ayaa sheegey in shirka ka socda magalada baydhabo uu yahay mid ay ku takri falaan kooxo dano gaar ah wata kuwaas oo mar walba ku tunta xuquuqda dadka u dhashey deegaanka.

Suldaanka ayaa waxaaa uu eedeyn usoo jeediyey odey dhaqameedyada beelaha awdigil wuxuuna sheegey in caburin ku hayaan dadka uu mato oo meelo badan ka dega gobolka shabeelaha hoose sida uu sheegey.

Hadaladii suldaanka waxaa ka mid ahaa.

 

suldaanka duubane darbane digil

 

Halkan hoose ka ga dhegeyso mobilkada

 

suldaanka duubane darbane digil mobil

 

Daafeet.Com

1 COMMENT

  1. Waxaa la Yaan ah In Qof kasta uu iska sheegto Xil Uusan lahayn isaga ama reerkiisa Waayo Aadan Shoobow waa layaqaanaa waa nin Xariin ah oo ku dhashay Tulada Bandar Wuxuuna ahaan jirey nin Beeraley ah oo shaqeysta wax soo Saarkana qeyb ka qaadan jirey lakiin hada wuxuu noqdey qof aan shaqeysanin oo fadhi ku dirika aan laga weyn in

Comments are closed.